Day: May 23, 2021
-
England
Horyaalka Premier League oo lasoo gaba-gabeeyay xilli la xaqiijiyay afarta naadi ee kusoo baxay afarta kaalin ee sare
(England) 23 Maajo 2021. Waxaa caawa lasoo gaba-gabeeyay horyaalka dalka Ingiriiska xilli ciyaareedkiisa 2020-21 kaasoo ay ku guuleysatay kooxda kubadda cagta…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Aston Villa iyo Chelsea ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(England) 23 Maajo 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Aston Villa iyo Chelsea ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Liverpool iyo Crystal Palace ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Liverpool) 23 Maajo 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Crystal Palace ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda…
Read More » -
England
Ronaldo oo durbaba heshiis la gaaray Juventus si loo kansalo qandaraaskiisa, xilli uu go’aamiyay kooxdiisa cusub
(Turin) 23 Maajo 2021. Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa hoggaaminaya safka weerarka kooxdiisa Juventus, kulan muhim ah maanta oo…
Read More » -
Spain
Zinedine Zidane oo ka hadlay mustaqbalkiisa Real Madrid
(Madrid) 23 Maajo 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa ku dhammeysatay xilli ciyaareedkan iyadoo aanan ku guuleysan wax tartan ah…
Read More » -
Germany
“Waad ka qoomameyn doontaa!” Thomas Muller oo u hanjabay David Alaba
(Munich) 23 Maajo 2021. Weeraryahanka kooxda Bayern Munich ayaa saxaafadda la hadlay kaddib markii ay shalay kooxdu sagootisay xiddigaha kala ah…
Read More » -
Horyaallada
Ligue 1 oo caawa lasoo xiri doono iyo laba naadi oo ku dagaallamaya hanashada horyaalka Faransiiska…(PSG oo ku dhow inay lumiso horyaalka xilli ciyaareedkan)
(France) 23 Maajo 2021. Horyaalka dalka Faransiiska ee Ligue 1 ayaa caawa lasoo gaba-gabeyn doonaa iyadoo kooxaha Lille iyo Paris Saint-Germain…
Read More » -
Horyaallada
Atalanta vs AC Milan, Bologna vs Juventus, Napoli vs Verona…(Hardanka booska Champions League oo caawa lagu kala hari doono & Serie A oo…)
(Italy) 23 Maajo 2021. Sida Premier League oo kale, saddex naadi ayaa ku dagaallamaya laba boos oo ka mid ah afarta…
Read More » -
England
Liverpool vs Crystal Palace, Aston Villa vs Chelsea, Leicester City vs Tottenham…(Horyaalka Premier League oo maanta xirmaya & loollanka afarta sare oo loo daawan doono ciyaaraha maanta)
(England) 23 Maajo 2021. Horyaalka kubadda cagta dalka Ingiriiska ee Premier League ayaa maanta lasoo gaba gabeyn doonaa guud ahaan iyadoo…
Read More »