Day: May 22, 2021
-
Horyaallada
Suarez oo fariin dadban u diray maamulkii hore ee Barcelona kaddib markii Atletico Madrid ku guuleysatay horyaalka La Liga
(Madrid) 22 Maajo 2021. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ee Luis Suarez ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay…
Read More » -
Horyaallada
“Wax marmarsiyo ah uma haysanno inaan ku guuldarreysannay ku guuleysiga La Liga, hambalyo Atletico” – Casemiro
(Madrid) 22 Maajo 2021. Xiddiga reer Brazil iyo kooxda Real Madrid ee Casemiro ayaa ka hadlay in kooxdiisa ay ku guuldarreysatay…
Read More » -
Horyaallada
Atletico Madrid iyo Real Madrid oo guulo gaaray caawa, xilli Kooxda Atletico ay ku guuleysatay horyaalka La Liga… +SAWIRRO
(Madrid) 22 Maajo 2021. Atlético Madrid ayaa loo caleemo saaray ku guuleysiga Horyaalka La Liga, kaddib markii ay ka adkaatay naadiga…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka ugu dambeeya horyaalka La Liga ee Eibar iyo Barcelona oo la shaaciyey… (Messi iyo Ter Stegen oo maqan)
(Eibar) 22 Maajo 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Eibar iyo…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka ugu dambeeya horyaalka La Liga ee Real Madrid iyo Villarreal oo la shaaciyey… (Benzema oo hoggaaminaya & Ramos oo keydka ku jira)
(Madrid) 22 Maajo 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Real Madrid…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka ugu dambeeya horyaalka Valladolid iyo Atletico Madrid oo la shaaciyey… (Suarez oo hoggaaminaya & Carrasco oo…)
(Madrid) 22 Maajo 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Valladolid iyo…
Read More » -
Spain
Goolhayihii hore ee Kooxda Barcelona oo geeriyooday, Xilli la la xiriirinayey inuu shaqo ka qabto Blaugrana
(Barcelona) 22 Maajo 2021. Goolhayihii hore ee Kooxda kubadda cagta Barcelona, Francesc Arnau ayaa geeriyooday. Kooxda Oviedo ayaa barteeda Twitter-ka…
Read More » -
England
Cristiano Ronaldo oo aad ugu dhow ku laabashada Kooxda Manchester United, xilli uu taleefanka kula hadlay Tababare Ole Gunnar Solskjaer
(Turin) 22 Maajo 2021. Laacibka kooxda kubadda cagta Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa si aad ah ugu dhow ku laabashada kooxdiisii…
Read More » -
England
John Barnes oo kooxdiisii hore ee Liverpool kula taliyey inay la soo saxiixato xiddig ka ciyaara Premier League… (Waa kee?, Booskee ayuuse ka ciyaaraa?)
(Liverpool) 22 Maajo 2021. John Barnes ayaa kooxdiisii hore ee Liverpool kula taliyey inay la soo saxiixato laacibka khadka dhexe…
Read More » -
Spain
Messi oo ka tagay Barcelona isagoo u dhaqaaqay…
(Barcelona) 22 Maajo 2021. Mustaqbalka kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa ahaa mid aan sal fadhiya lahayn tan iyo xagaagii…
Read More »