Day: May 20, 2021
-
Horyaallada
Barcelona oo war si rasmi ah ka soo saartay xaalada dhaawac ee goolhaayaheeda Marc-André ter Stegen
(Barcelona) 20 Maajo 2021. Kooxda Barcelona ayaa war si rasmi ah ka soo saartay xaallada dhaawac ee goolhaayaheeda reer Germany ee…
Read More » -
Spain
Sergio Aguero oo qarka u saaran inuu tijaabada caafimaadka u maro Kooxda Barcelona
(Barcelona) 20 Maajo 2021. Sida wararku ay sheegayaan Weeraryahanka Kooxda Manchester City ee Sergio Aguero ayaa qarka u saaran inuu…
Read More » -
England
RASMI: Ruben Dias oo ku guuleystay abaal-marinta Laacibka Sanadka ee FWA
(Manchester) 20 Maajo 2021. Daafaca kooxda kubadda cagta Manchester City ee Ruben Dias ayaa ku guuleystay abaal-marinta laacibka sanadka ee…
Read More » -
Euro 2016
Toni Kroos oo ka hadlay xaaladdiisa caafimaad iyo inuu matali karo xulka qaranka Jarmalka
(Madrid) 20 Maajo 2021. Laacibka khadka dhexe kaga ciyaara kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Toni Kroos ayaa la xanuunsanaya xanuunka…
Read More » -
England
RASMI: Liverpool oo soo bandhigtay maaliyadda ay gurigeeda kula ciyaari doonto xilli ciyaareedka dambe…(Xilliga ay ku ciyaari doonto kulanka ugu horreeya, xilliga la iibsan karo & naqshaddeeda)
(Liverpool) 20 Maajo 2021. Shirkadda Nike iyo kooxda kubadda cagta Liverpool si rasmi ah usoo bandhigay maaliyadda xilli ciyaareedka 2021-22 ay…
Read More » -
Euro 2016
Sergio Ramos iyo Nacho oo shaki laga gelinayo Euro 2020…(Ma dhici doontaa in safka qaranka Spain ee Euro 2020 laga waayo xiddiga u ciyaara Real Madrid?)
(Madrid) 20 Maajo 2021. Marka aynu dib ugu laabanno bishii September ee sanadkii 2018, Tababare Luis Enrique ayaa ku adkeystay inuu…
Read More » -
England
Chelsea oo talaabo u qaadday saxiixay Robert Lewandowski…(Intee wax u marayaan Blues?)
(London) 20 Maajo 2021. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa dadaalkeeda isugu geeyneysa sidii ay xagaagan ku heli lahayd saxiix wax ku…
Read More » -
England
Dagaalka labada Manchester ee ku aaddan Harry Kane oo meel xiiso leh maraya…(Maxay ku kala fursad duwan yihiin United iyo City?)
(Manchester) 20 Maajo 2021. Kaddib markii uu dhowaan Harry Kane ogeysiiyay kooxda Tottenham inuu doonayo in la fasaxo xagaagan, waxaa hoggaanka…
Read More » -
Spain
Messi, Koeman, Pique, Sergio, Griezmann, Coutinho… (Ma dhammaaday waqtigooda Barcelona?)
(Barcelona) 20 Maajo 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa dib u habeyn rasmi ah wajaheysa suuqa xagaagan iyadoo la filayo in…
Read More » -
Italy
Maxaa laga bartay fiinaalkii Coppa Italia ee xalay dhex maray Atalanta iyo Juventus…(Rikoorka Buffon & tirada koobabka uu haatan heysto CR7?)
(Italy) 20 Maajo 2021. Kooxda kubadda cagta ee Juventus ayaa hanatay fiinaalka Coppa Italia kaddib markii ay 1-2 kaga adkaatay naadiga…
Read More »