Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Crystal Palace iyo Arsenal ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(London) 19 Maajo 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Crystal Palace iyo Arsenal ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Crystal Palace ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Arsenal si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Crystal Palace iyo Arsenal kulanka horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Crystal Palace XI:

Arsenal XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close