Day: May 19, 2021
-
England
Liverpool oo saddexda dhibcood ka soo heshay kooxda Burnley oo ay ku booqatay garoonka Turf Moor… +SAWIRRO:
(Burnley) 20 Maajo 2021. Liverpool ayaa saddexda dhibcood ka soo heshay kooxda Burnley oo ay ku booqatay garoonka Turf Moor,…
Read More » -
Italy
Juventus oo ku guuleysatay Coppa Italia kaddib markii ay garaacday kooxda Atalanta… +SAWIRRO
(Reggio Emilia) 19 Maajo 2021. Juventus ayaa ugu dambeyntii ku guuleysatay tartanka Coppa Italia kaddib markii ay ku garaacday kooxda Atalanta…
Read More » -
England
Arsenal oo guul ka soo heshay kooxda Crystal Palace oo ay ku booqatay garoonka Selhurst Park… +SAWIRRO
(London) 19 Maajo 2021. Arsenal ayaa guul ka soo heshay kooxda Crystal Palace oo ay ku booqatay garoonka Selhurst Park, kaddib…
Read More » -
Germany
RASMI: Sami Khedira oo ka fariisanaya Kubadda Cagta
(Berlin) 19 Maajo 2021. Ciyaaryahanka khadka dhexe kooxaha Real Madrid, Juventus iyo Hertha Berlin, ee Sami Khedira ayaa ku dhawaaqay inuu…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Burnley iyo Liverpool ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Burnley) 19 Maajo 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Burnley iyo Liverpool ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda…
Read More » -
Italy
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Atalanta iyo Juventus ee fiinaalka Coppa Italia oo la shaaciyey
(Reggio Emilia) 19 Maajo 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Atalanta iyo Juventus ee fiinaalka Coppa Italia ayaa la…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Crystal Palace iyo Arsenal ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 19 Maajo 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Crystal Palace iyo Arsenal ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
Germany
RASMI: Muller iyo Hummels oo ku soo laabtay liiska xiddigaha xulka qaranka Jarmalka ugu qeyb galaya koobka qarammada Yurub
(Germany) 19 Maajo 2021. Macallinka Jarmalka ee Joachim Low ayaa magacaabay liiska xiddigaha xulkiisa uga qeyb-galaya xagaagan tartanka qarammada Yurub ee…
Read More » -
England
Kooxda Liverpool oo qarka u saaran inay qandaraaska u kordhiso labo ka mid ah xiddigaheeda muhiimka ah
(Liverpool) 19 Maajo 2021. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa qarka u saaran inay wadahadallo heshiis kordhin ah la furto Goolhayaheeda…
Read More » -
Ameerika
Xavi Hernández oo hoos u dhigay dalabyo uu ka helay Xulka Brazil iyo Kooxda Borussia Dortmund… (Miyey sababtu tahay Barcelona?)
(Barcelona) 19 Maajo 2021. Kooxda kubadda cagta Borussia Dortmund iyo xiriirka kuabdda cagta Brazil ayaa xiriir la sameeyey tababarahan Spanish-ka,…
Read More »