Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Brighton iyo Man City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Brighton) 18 Maajo 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Brighton iyo Manchester City ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Brighton & Hove Albion ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Manchester City si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Brighton iyo Manchester City kulanka horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Brighton XI:

Image

Man City XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close