Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man United iyo Fulham ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Manchester) 18 Maajo 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester United iyo Fulham ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.
Kooxda Manchester United ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Fulham si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.
Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester United iyo Fulham kulanka horyaalka Premier League.
SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-
Man Utd XI: Cavani, De Gea, Lindelof, Pogba, Fred, Shaw, Bruno Fernandes, Tuanzebe, Wan-Bissaka, McTominay, Greenwood
Subs: Mata, Matic, Alex Telles, Bailly, Dean Henderson, Van de Beek, Rashford, Brandon Williams, Amad Diallo Traore
Fulham XI: T. Ream, Areola, Lemina, B. De Cordova-Reid, Ivan Cavaleiro, J. Bryan, H. Reed, T.Adarabioyo, Anguissa, Lookman, Fabio Carvalho
Subs: D. Odoi, M. Hector, Tete, Andersen, Loftus-Cheek, J. Onomah, Aina, M. Rodák, J. Maja
Gool FM.