Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Chelsea iyo Leicester City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(London) 18 Maajo 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Leicester City ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Chelsea ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Leicester City si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Chelsea iyo Leicester City kulanka horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Chelsea XI: Thiago Silva, Azpilicueta, Jorginho, Rudiger, E. Mendy, Kante, Werner, Mount, Chilwell, Pulisic, Reece James

Subs: Giroud, Alonso, Kovacic, Zouma, Emerson, Kepa, Ziyech, Abraham, Hudson-Odoi

Leicester XI: Schmeichel, Albrighton, Vardy, Ayoze Perez, Tielemans, Castagne, Ndidi, Maddison, Soyuncu, L. Thomas, W. Fofana

Subs: Fuchs, Morgan, Nampalys Mendy, Praet, Ward, Pereira, Amartey, Iheanacho, Choudhury

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close