RASMI: Karim Benzema oo muddo kaddib ka soo muuqday liiska xiddigaha xulka qaranka France uga qeyb galaya ciyaaraha EURO 2020

(France) 18 Maajo 2021. Macallinka France ee Didier Deschamps ayaa magacaabay liiska xiddigaha xulkiisa uga qeyb-galaya xagaagan tartanka qarammada Yurub ee EURO 2020, kaas oo la qaban doono laga bilaabo June 11 ilaa July 11.

Weeraryahanka kooxda Real Madrid ee Karim Benzema ayaa ku soo laabtay guutada xulka France kaddib markii uu ka maqnaa ku dhowaad muddo 6 sano ah, si uu u hoggaamiyo dhanka weerarka, oo uu mudo dheer ka maqnaa.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddiga xulka qaranka France oo dhammaystiran:-

Goolhayeyaasha: Hugo Lloris (Tottenham); Mike Maignan (Lille); Steve Mandanda (Marseille)

Daafacyada: Lucas Digne (Everton); Leo Dubois (Lyon); Lucas Hernandez (Bayern Munich); Presnel Kimpembe (Paris Saint-Germain); Jules Kounde (Sevilla); Clement Lenglet (Barcelona); Benjamin Pavard (Bayern Munich); Raphael Varane (Real Madrid); Kurt Zouma (Chelsea)

Khadka dhexe: N’Golo Kante (Chelsea); Thomas Lemar (Atletico Madrid); Paul Pogba (Manchester United); Adrien Rabiot (Juventus); Moussa Sissoko (Tottenham); Corentin Tolisso (Bayern Munich)

Weerarka: Wissam Ben Yedder (Monaco); Karim Benzema (Real Madrid); Kingsley Coman (Bayern Munich); Ousmane Dembele (Barcelona); Olivier Giroud (Chelsea); Antoine Griezmann (Barcelona); Kylian Mbappe (Paris Saint-Germain); Marcus Thuram (Borussia Moenchengladbach)

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close