RASMI: Liiska 26-ka xiddig ee xulka qaranka Croatia uga qeyb galaya ciyaaraha EURO 2020 oo la shaaciyey… (Kovacic iyo Modric oo hoggaaminaya)

(Croatia) 17 Maajo 2021. Macallinka Croatia ee Zlatko Dalic ayaa magacaabay liiska xiddigaha xulkiisa uga qeyb-galaya xagaagan tartanka qarammada Yurub ee EURO 2020.

Xulka gaaray Final-kii Koobkii Adduunka ee 2018 ayaa xaqiijiyey 26-ka ciayaryahan ee uga qeyb galaya tartanka qarammadda Yurub, iyadoo uu markale hoggaaminayo Luka Modric.

Mateo Kovacic iyo Luka Modric ayaa loo yeeray, xilli xulka qaranka Croatia lagu soo daray Goolhayaha Luton Town ee Simon Sluga.

Croatia ayaa Group-ka D kula jira xulalka England, Scotland iyo Czech Republic.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddiga xulka qaranka Croatia oo dhammaystiran:-

Goolhayeyaasha: Dominik Livakovic (Dinamo Zagreb), Lovre Kalinic (Hajduk Split), Simon Sluga (Luton Town).

Daafacyada: Sime Vrsaljko (Atletico Madrid), Domagoj Vida (Besiktas), Josip Juranovic (Legia Warsaw), Dejan Lovren (Zenit St Petersburg), Duje Caleta-Car (Olympique Marseille), Borna Barisic (Rangers), Mile Skoric (Osijek), Josko Gvardiol (Dinamo Zagreb), Domagoj Bradaric (Lille).

Khadka dhexe: Luka Modric (Real Madrid), Marcelo Brozovic (Inter Milan), Milan Badelj (Genoa), Mateo Kovacic (Chelsea), Nikola Vlasic (CSKA Moscow), Mario Pasalic (Atalanta), Luka Ivanusec (Dinamo Zagreb).

Weerarka: Bruno Petkovic (Dinamo Zagreb), Ivan Perisic (Inter Milan), Andrej Kramaric (Hoffenheim), Josip Brekalo (Wolfsburg), Ante Rebic (AC Milan), Mislav Orsic (Dinamo Zagreb), Ante Budimir (Osasuna).

Xiddigaha xulka Croatia ee heeganka ah kuwaasoo loo wici karo markii loo baahdo:-

Filip Uremovic (Rubin Kazan), Marko Livaja (Hajduk Split), Toma Basic (Bordeaux), Nikola Moro (Dynamo Moscow), Marin Pongracic (Wolfsburg), Lovro Majer (Dinamo Zagreb), Ivica Ivusic (NK Osijek), Kristijan Lovric (HNK Gorica).

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close