RASMI: 26-ka xiddig ee xulka Belgium uga qeyb galaya ciyaaraha EURO 2020 oo la shaaciyey… (Hazard, De Bruyne iyo Lukaku oo hoggaaminaya)

(Belgium) 17 Maajo 2021. Macallinka Xulka qaranka Belgium ayaa xaqiijiyey liiska xiddigaha xulka uga qeyb gali doona ciyaaraha qarammada Yurub ee EURO 2020.

Tababare Roberto Martinez ayaa shaaciyey 26-ka ciyaaryahan ee xulka qaranka Belgium uga qeyb galaya koobka qarammada Yurub 2020 ee sanadkan la ciyaarayo, waxaana liiska xulka hoggaaminaya Hazard, De Bruyne iyo Lukaku.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddiga xulka qaranka Belgium oo dhammaystiran:-

Goolhayeyaasha: Thibaut Courtois (Real Madrid), Simon Mignolet (Club Brugge), Matz Sels (Strasbourg)

Daafacyada: Toby Alderweireld (Tottenham), Dedryck Boyata (Hertha Berlin), Jason Denayer (Lyon), Thomas Vermaelen (Vissel Kobe), Jan Vertonghen (Benfica)

Khadka dhexe: Yannick Carrasco (Atletico Madrid), Timothy Castagne (Leicester), Nacer Chadli (Istanbul Basaksehir), Thorgan Hazard (Borussia Dortmund), Thomas Meunier (Borussia Dortmund), Kevin De Bruyne (Manchester City), Leander Dendoncker (Wolves), Dennis Praet (Leicester), Youri Tielemans (Leicester), Hans Vanaken (Club Brugge), Axel Witsel (Borussia Dortmund)

Weerarka: Jeremy Doku (Rennes), Eden Hazard (Real Madrid), Dries Mertens (Napoli), Leandro Trossard (Brighton), Michy Batshuayi (Crystal Palace), Christian Benteke (Crystal Palace), Romelu Lukaku (Inter Milan)

Xiddigaha xulka Belgium ee heeganka ah kuwaasoo loo wici karo markii loo baahdo:-

Thomas Kaminski (Blackburn), Alexis Saelemaekers (AC Milan), Albert Sambi Lokonga (Anderlecht), Bryan Heynen (Genk), Thomas Foket (Reims), Adnan Januzaj (Real Sociedad), Brandon Mechele (Brugge), Jordan Lukaku (Antwerp), Zino Vanheusden (Standard Liege), Yari Verschaeren (Anderlecht) and Charles De Ketelaere (Brugge).

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close