Day: May 16, 2021
-
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka caawa Kooxaha Athletic Club iyo Real Madrid oo la shaaciyey… (Yaa ku bilowday kulanka go’aaminaya horyaalka?)
(Bilbao) 16 Maajo 2021. Waxaa la shaaciyay safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan Kooxaha Athletic Club…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka caawa Kooxaha Barcelona iyo Celta oo la shaaciyey… (Miyuu ku bilowday Messi?)
(Barcelona) 16 Maajo 2021. Waxaa la shaaciyay safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan Kooxaha Barcelona iyo…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka West Brom iyo Liverpool oo la shaaciyey… (Salah & Mane oo hoggaaminaya, xilli Jota…)
(West Bromwich) 16 Maajo 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan maqribkaan Kooxaha…
Read More » -
Horyaallada
Juan Cuadrado oo heshiis cusub u saxiixaya Kooxda Juventus… (Imise sano ayaa lagu darayaa qandaraaskiisa?)
(Turin) 16 Maajo 2021. Juan Cuadrado ayaa la soo warinayaa inuu heshiis cusub u saxiixi rabo kooxdiisa kubadda cagta Juventus.…
Read More » -
Italy
Macallin Jose Mourinho oo farriin u soo diray Kooxda Roma kaddib markii ay guuleysatay kulankii Rome Derby
(Rome) 16 Maajo 2021. Tababare Jose Mourinho ayaa farriin u soo diray Kooxda Roma kaddib markii ay adkaadeen kulankii Rome…
Read More » -
England
Bruno Fernandes oo doonaya inuu la kulmo Tababarihii hore ee Manchester United, Sir Alex Ferguson
(Manchester) 16 Maajo 2021. Xiddiga kooxda Manchester United ee Bruno Fernandes ayaa qirtay inuu doonayo inuu la fariisto tababaraha ugu…
Read More » -
France
Waa kee Weeraryahanka ay doonayso Kooxda PSG inay la soo wareegto haddii uu ka tago Kylian Mbappé?
(Paris) 16 Maajo 2021. Kooxda kubadda cagta PSG ayaa la soo warinayaa inay ku riyoonayso inay soo qaadato weeraryahan halis…
Read More » -
England
Maamulka Manchester United iyo Macallin Ole Gunnar Solskjaer oo ku kala qaybsan xalka heshiis kordhinta Paul Pogba
(Manchester) 16 maajo 2021. Maamulka ugu sarreeya kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa doonaya inay heshiiska u kordhiyaan laacibkooda khadka dhexe…
Read More » -
Aasiya
RASMI: Xiriirka kubadda cagta Asia oo xaqiijiyay in xulka qaranka Korea uu isaga baxay is-reeb-reebka koobka Adduunka
(Kuala Lumpur) 16 Maajo 2021. Xiriirka kubadda cagta qaarad weynta Asia ee lagu magucaabo The Asian Football Confederation (AFC) ayaa si…
Read More » -
England
Lionel Messi oo u sheegay Manchester City shuruudda ka xigta inay helaan saxiixiisa
(Manchester) 16 Maajo 2021. Xiddiga kooxda kubadda cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa albaabada u furay ku biirista kooxda Manchester City.…
Read More »