Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Chelsea iyo Leicester City ee fiinaalka FA Cup oo la shaaciyey

(London) 15 Maajo 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Leicester City ee fiinaalka FA Cup ayaa la shaaciyey

Waxaa caawa garoonka Wembley Stadium lagu soo gabagabeyn doonaa tartanka FA Cup ee xilli ciyaareedkan 2020-21 iyadoo ay soo xaadiri doonaan 20,000 (labaatan kun) oo taageerayaal ah.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Chelsea iyo Leicester City kulanka fiinaalka FA Cup-ka

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Chelsea XI:

Image

Leicester XI: Schmeichel, Castagne, Soyuncu, Evans, Fofana, Thomas, Ndidi, Tielemans, Perez, Iheanacho, Vardy.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close