Day: May 15, 2021
-
Horyaallada
Zidane oo si RASMI ah u shaaciyey liiska 19-ka ciyaaryahan ee Real Madrid uu kala qeyb galayo kulanka Athletic Bilbao
(Madrid) 15 Maajo 2021. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa shaaciyay liiska 19-ka ciyaartoy ee uu ku shaqayn doono…
Read More » -
England
Leicester City oo garaacday kooxda Chelsea kuna guuleysatay koobkeedii ugu horreeyay ee tartanka FA Cup-ka… +SAWIRRO
(London) 15 Maajo 2021. Leicester City ayaa ugu dambeyntii ku guuleystay koobkeedii ugu horreeyay ee tartanka FA Cup-ka kaddib markii ay…
Read More » -
Horyaallada
Juventus oo garoonkeeda Allianz guul kaga gaartay kooxda Inter Milan… +SAWIRRO
(Turin) 15 Maajo 2021. Juventus ayaa garoonkeeda Allianz guul ay u baahneed kaga gaartay kooxda Inter Milan, kaddib markii ay kaga…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Chelsea iyo Leicester City ee fiinaalka FA Cup oo la shaaciyey
(London) 15 Maajo 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Leicester City ee fiinaalka FA Cup ayaa la shaaciyey Waxaa…
Read More » -
England
Marcus Rashford oo doortay Shaxdiisa Riyada Lix geesoodka ah ee ugu fiican Manchester United… (Miyuu isagu ku jiraa? Yuuse doortay Van der Sar iyo De Gea?)
(Manchester) 15 May 2021. Weeraryahanka Kooxda kubadda cagta Manchester United ee Marcus Rashford ayaa doortay shax ka kooban lix ciyaaryahan…
Read More » -
Italy
Wakiilka Cristiano Ronaldo oo ka hadlay wararka Weeraryahanka Juventus la xiriirinaya Kooxda Sporting Lisbon
(Turin) 15 Maajo 2021. Wakiilka Cristiano Ronaldo ayaa ka hadlay wararka Weeraryahanka Juventus la xiriirinaya inuu dib ugu laaban doono…
Read More » -
Ameerika
Lingard oo ku guuleystay laacibka bisha EPL, Toni Kroos oo la karaantiilay, Cristiano Ronaldo oo seegay tababarka Juventus iyo wararkii ugu waaweynaa shalay
(Yurub) 15 Maajo 2021. Maadaama shaqada mareegta Goolfm.net ay hakad gashay labadii maalmood ee lasoo dhaafay fasaxa Ciidda Soon-fur awgiis, waxaan jecleysannay inaan…
Read More » -
England
Laacibka Manchester City ee Ferran Torres oo jebiyay rikoor u yaallay Kabtanka Barcelona ee Lionel Messi muddo 11 sano ah
(Manchester) 15 Maajo 2021. Weeraryahanka kooxda Manchester City ee Ferran Torres ayaa xalay jebiyay rikoor u yaallay laacibka Barcelona ee Lionel…
Read More » -
England
Wada xaajoodka ay Manchester United la bilawday Varane, Chelsea oo hoggaanka u heysa iyo koox saddexaad oo kula tartammeysa saxiixa difaaca Real Madrid
(England) 15 Maajo 2021. Kooxaha kubadda cagta Manchester United iyo Chelsea ayaa ku dagaallamaya saxiixa difaaca kooxda Real Madrid ee Raphael…
Read More » -
Germany
Waa kee saxiixa ay Barcelona ka hormarineyso hubinta mustaqbalka Lionel Messi?
(Barcelona) 15 Maajo 2021. Kooxda kubadda cagta ee Barcelona ayaa lagu soo warramayaa inay dib u dhiganeyso qorshaha heshiis u kordhinta…
Read More »