RASMI: Aymeric Laporte oo dhalashada xulka France iska baddelay isagoo qaatay tan Spain

(Manchester) 12 Maajo 2021. Difaaca kooxda kubadda cagta Manchester City ee Aymeric Laporte ayaa si rasmi ah isaga baddelay dhalashada dalka Faransiiska isagoo qaatay tan dalka Spain.

Laacibkan ayaa qayb ka noqon kara xiddigaha xulka qaranka Spain u matalaya tartanka qarammada qaaradda Yurub ee Euro 2020 kaasoo bilaaban doona bisha soo aaddan ee June.

Xubin ka mid ah xiriirka kubadda cagta Spain ee magaciisa loo soo gaabiyo RFEF ayaa warkan u xaqiijiyay wakaaladda wararka ee AFP.

Sida uu ku qaatay dhalashada Spain, sababaha ku kallifay iyo sida loogu ogolaaday ka aqriso halkan:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close