Day: May 12, 2021
-
Soomaaliya
CIID WANAAGSAN: Gool FM oo ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaysa munaasibadda Ciidul Fitriga
(Muqdisho) 13 Maajo 2021 – Maamulka, qorayaasha, shaqaalaha iyo dhammaanba howl-wadeenka GoolFM.net waxay hambalyo ku aaddan Ciidul Fitriga u dirayaan dhammaan…
Read More » -
England
Arsenal oo guul ka soo heshay kooxda Chelsea oo ay ku booqatay garoonka Stamford Bridge… +SAWIRRO
(London) 13 Maajo 2021. Kooxda Arsenal ayaa guul ka soo heshay kooxda Chelsea oo ay ku booqatay garoonka Stamford Bridge, kaddib…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Chelsea iyo Arsenal ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 12 Maajo 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Arsenal ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda Chelsea…
Read More » -
England
RASMI: Virgil van Dijk oo xaqiijiyey inuusan ciyaari doonin tartanka qarammada Yurub
(Liverpool) 12 Maajo 2021. Virgil van Dijk ayaa xaqiijiyey inuu qaatay go’aanka ah inuusan u ciyaarin xulkiisa qaranka Holland tartanka…
Read More » -
England
Barcelona oo xiiseynaysa inay Miralem Pjanic ku soo beddelato xiddig ka tirsan Kooxda Chelsea
(Barcelona) 12 Maajo 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa xiiseynaysa inay heshiis is-dhaafsi ah la sameyso naadiga Chelsea ee ka…
Read More » -
England
Kooxda Chelsea oo qorsheynaysa inay heshiis cusub ka saxiixato Tababaraheeda Thomas Tuchel
(London) 12 Maajo 2021. Sida wararku ay sheegayaan Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa qorsheynaysa inay heshiis cusub ka saxiixato Tababaraheeda Thomas…
Read More » -
Euro 2016
RASMI: Aymeric Laporte oo dhalashada xulka France iska baddelay isagoo qaatay tan Spain
(Manchester) 12 Maajo 2021. Difaaca kooxda kubadda cagta Manchester City ee Aymeric Laporte ayaa si rasmi ah isaga baddelay dhalashada dalka…
Read More » -
France
Aymeric Laporte oo u ciyaari kara xulka qaranka Spain Euro202…(Maxay FIFA ka qabtaa?)
(Manchester) 12 Maajo 2021. Difaaca kooxda Manchester City ee Aymeric Laporte ayaa u ciyaari kara xulka qaranka dalka Spain tartanka qarammada qaaradda…
Read More » -
France
“Waxaan rajeynayaa inaan ka garab ciyaaro Cristiano Ronaldo” – Neymar Jr
(Paris) 12 Maajo 2021. Ciyaaryahanka kooxda Paris Saint-Germain iyo xulka qaranka Brazil ee Neymar Jr ayaa xaqiijiyay inuu rajeynayo inuu ka…
Read More » -
Horyaallada
Muxuu Koeman ka yiri kaddib bar-bardhicii niyadjabka lahaa oo ay Barcelona la gashay Levante?
(Barcelona) 12 Maajo 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Ronald Koeman ayaa muujiyay sida uu kaga careysan yahay bar-bardhicii ay…
Read More »