Day: May 11, 2021
-
Horyaallada
Levante oo ka hor istaagtay Barcelona inay qabato hoggaanka horyaalka La Liga kaddib markii ay dhibcaha ku heshiiyeen… +SAWIRRO
(Valencia) 12 Maajo 2021. Levante ayaa ka hor istaagtay Barcelona inay qabato hoggaanka horyaalka La Liga kaddib markii ay ku kala…
Read More » -
England
Leicester City oo garoonka Old Trafford ku garaacday Man United, xilli Manchester City ay ku guuleysatay horyaalka Premier League
(Manchester) 11 Maajo 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa Guuldarro kala kulantay Leicester City kulan qeyb ka ahaa horyaalka…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Levante iyo Barcelona ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Valencia) 11 Maajo 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Levante iyo Barcelona ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey. Kooxda…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Manchester United iyo Leicester City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Manchester) 11 Maajo 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester United iyo Leicester City ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
Horyaallada
Kooxda AC Milan oo soo bandhigtay Maaliyadda ay xiran doonto marka ay gurigeeda ku ciyaarayso xilli ciyaareedka cusub ee 2021/22… + SAWIRRO
(Milan) 11 Maajo 2021. Kooxda kubadda cagta AC Milan ee ka dheesha horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga ayaa soo…
Read More » -
Champ' League
Thiago Silva oo rajaynaya inay Champions League isku wajihi doonaan Kooxda AC Milan
(Milan) 11 Maajo 2021. Daafaca Kooxda Chelsea ee Thiago Silva ayaa rajanaya inuu AC Milan ku wajihi doono tartanka Champions…
Read More » -
Aasiya
RASMI: Andrés Iniesta oo heshiiska u kordhiyey Kooxdiisa Vissel Kobe, xilli maanta ay beegan tahay dhalashadiisa
(Kobe) 11 Maajo 2021. Andrés Iniesta ayaa heshiiska u kordhiyey Kooxdiisa Vissel Kobe, waxaana uu gaarsiiyey ilaa sanadka 2023-ka, xilli…
Read More » -
England
Sidee ayay u muuqanaysaa SHAXDA ay Kooxda Arsenal ku soo geli doonto kulanka London Derby ee ay wajahayaan Chelsea?
(London) 11 Maajo 2021. Kubbadsameeyaha Kooxda Arsenal ee Emile Smith Rowe ayaa shaki la gelinayaa inuu ciyaari karo kulanka habeen…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Goolhaye Alisson Becker iyo Xaaskiisa oo shaaciyey inuu u dhashay cunugoodii saddexaad, xilli Chamberlain uu ku dhawaaqay…
(Liverpool) 11 Maajo 2021. Alisson Becker iyo Xaaskiisa Natalia ayaa dunida ku soo dhoweeyey cunugoodii saddexaad oo ah wiil sida…
Read More » -
England
Sidee ayay u muuqanaysaa SHAXDA ay Kooxda Chelsea ku soo geli doonto kulanka London Derby ee ay la leeyihiin Arsenal?
(London) 11 Maajo 2021. Tababaraha Kooxda Chelsea ee Thomas Tuchel ayay u badan tahay in isagoo aan haysan Mateo Kovacic…
Read More »