Day: May 10, 2021
-
Horyaallada
Tababare Ronald Koeman oo si RASMI ah u shaaciyey liiska 23-ka ciyaaryahan ee Barcelona oo uu kala qeyb galayo kulanka Levante
(Barcelona) 10 Maajo 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Ronald Koeman ayaa shaaciyay liiska 23-ka ciyaaryahan ee uu ku shaqayn…
Read More » -
Horyaallada
Kaddib Guuldarradii ka soo gaartay AC Milan, Wargeysyada Talyaaniga oo warinaya in la cayrin doono Tababaraha Juventus ee Andrea Pirlo
(Turin) 10 Maajo 2021. Sida ay warinayaan Wargeysyada ka soo baxa Talyaaniga intooda badan waxaa shaqada laga cayrin doonaa Tababaraha…
Read More » -
England
Waa kee tababaraha ay iskula dheggan yihiin Kooxaha reer London ee Arsenal iyo Tottenham Hotspur?
(London) 10 Maajo 2021. Kooxaha reer London ee Arsenal iyo Tottenham Hotspur ayaa la soo warinayaa inay ku tartamayaan tababarihii…
Read More » -
France
Kylian Mbappe oo hakad geliyey wadahadalladii heshiis kordhinta ee uu kula jiray Kooxdiisa PSG
(Paris) 10 May 2021. Sida wararku ay sheegayaan Kylian Mbappe ayaa hakad geliyey wadahadalladii heshiis kordhinta ee uu kula jiray…
Read More » -
England
Loollanka loogu jiro saxiixa Harry Kane oo cirka sii galay & Koox weyn oo raacdadiisa ku soo biirtay
(London) 10 Maajo 2021. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Tottenham ee Harry Kane ayaa loollanka loogu jiro saxiixiisa uu cirka isku shareeray…
Read More » -
England
Kaddib dhaawacii soo gaaray shalay, Miyuu Harry Maguire seegayaa fiinaalka Europa League?
(Manchester) 10 Maajo 2021. Kabtanka kooxda Manchester United ayaa dhaawac kasoo gaaray anqowga looga saaray ciyaartii ay shalay kooxdiisa kasoo adkaatay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“Waxyaabo waaweyn ayaan sameyn karay!” – Feeryahanka caanka ah ee Conor McGregor oo qiray inuu doonayo iibsashada mid ka mid ah kooxaha Lixda sare ee Ingiriiska
(England) 10 Maajo 2021. Xiddiga ku caan baxay ciyaarta feerka ee Conor McGregor ayaa dhowaan bartiisa Twitter-ka kusoo qoray inuu doonayo iibsashada…
Read More » -
England
Macallinka qaranka Netherlands ee Ronald de Boer oo arrin ku saabsan Virgil van Dijk kaga careysiiyay Liverpool
(Yurub) 10 Maajo 2021. Macallinka xulka qaranka dalka Netherland ee Ronald de Boer ayaa Liverpool u caddeeyay xaaladda dhaawac ee Virgil van…
Read More » -
Champ' League
Dowladda Ingiriiska iyo UEFA oo maanta kulan ku balansan…(Maxaa loogaga hadlayaa?)
(England) 10 Maajo 2021. Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee magaciisa loo soo gaabiyo UEFA ayaa lagu soo warramayaa inuu maanta…
Read More » -
Italy
Andrea Pirlo oo la weydiiyay inuu iska casilayo shaqada kooxda Juventus kaddib guuldarradii Milan iyo jawaabtii uu bixiyay oo…
(Turin) 10 Maajo 2021. Kooxda kubadda cagta ee Juventus ayaa xalay guuldarro culus kala kulantay naadiga AC Milan oo kusoo booqatay…
Read More »