Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha  Aston Villa iyo Manchester United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Birmingham) 09 Maajo 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Aston Villa iyo Manchester United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Aston Villa ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Manchester United si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Aston Villa iyo Manchester United kulanka horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Aston Villa XI: E. Martinez, Traore, Barkley, McGinn, Mings, Targett, El Ghazi, O. Watkins, Ngoyo, M. Cash, Douglas Luiz

Keydka: Heaton, El Mohamady, Hause, Nakamba, Wesley, Davis, J. Ramsey, J. Philogene-Bidace, C. Chukwuemeka

Man Utd XI: Lindelof, Pogba, Maguire, Fred, Shaw, Bruno Fernandes, Dean Henderson, Rashford, Wan-Bissaka, McTominay, Greenwood.

Keydka: Cavani, Mata, Matic, De Gea, Alex Telles, Bailly, Van de Beek, Tuanzebe, Brandon Williams.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close