Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Liverpool iyo Southampton ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Liverpool) 08 Maajo 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Southampton ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Liverpool ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Southampton si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool iyo Southampton kulanka horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Liverpool XI:

Southampton XI:

Southampton team: Forster, Walker-Peters, Bednarek, Vestergaard, Stephens, Ward-Prowse (c), Armstrong, Redmond, Tella, Walcott, Adams. Substitutes: McCarthy, Ramsay, Salisu, Jankewitz, Diallo, Ferry, Djenepo, Obafemi, Nlundulu.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close