Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Barcelona iyo Atletico Madrid ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Barcelona) 08 Maajo 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Barcelona iyo Atletico Madrid ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.

Kooxda Barcelona ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Atletico Madrid si ay u wada ciyaaraan ciyaar qeyb ah kulamada toddobaadkan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Barcelona iyo Atletico Madrid horyaalka La Liga ee dalka Spain.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Barcelona XI:

Image

Atletico Madrid XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close