Day: May 8, 2021
-
England
Liverpool oo garoonkeeda Anfield guul kaga gaartay kooxda Southampton… +SAWIRRO
(Liverpool) 09 Maajo 2021. Liverpool ayaa garoonkeeda Anfield guul kaga gaartay kooxda Southampton, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-0, kulan ka…
Read More » -
England
Chelsea oo guul soo laabasho ah kaga soo gaartay Manchester City garoonkeeda Etihad… +SAWIRRO
(Manchester) 08 Maajo 2021. Chelsea ayaa guul soo laabasho ah kaga soo gaartay Manchester City garoonkeeda Etihad, kaddib markii ay kaga…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Liverpool iyo Southampton ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Liverpool) 08 Maajo 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Southampton ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda Liverpool…
Read More » -
Horyaallada
Kooxaha Barcelona iyo Atlético Madrid oo dhibcaha ku qeybsaday garoonka Camp Nou… +SAWIRRO
(Barcelona) 08 Maajo 2021. Kooxaha Barcelona iyo Atlético Madrid ayaa dhibcaha ku qeybsaday garoonka Camp Nou, kaddib markii ay ku kala…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Man City iyo Chelsea ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Manchester) 08 Maajo 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo Chelsea ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda…
Read More » -
France
RASMI: Neymar Jr oo heshiiska u kordhiyay Paris Saint-Germain…(Immisa sano ayuu sii joogi doonaa Faransiiska?)
(Paris) 08 Maajo 2021. Kooxda kubadda cagta ee Paris Saint-Germain ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in laacibkeeda Neymar Jr uu…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Barcelona iyo Atletico Madrid ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Barcelona) 08 Maajo 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Barcelona iyo Atletico Madrid ee horyaalka La Liga ayaa la…
Read More » -
Horyaallada
Kabtan Sergio Ramos oo markale ka dhaawacmay Real Madrid… (Miyuu seegi doonaa kulanka Sevilla?)
(Madrid) 08 Maajo 2021. Kabtan Sergio Ramos ayaa markale ka dhaawacmay Real Madrid, kaddib markii dhaawac uu la maqnaa uu…
Read More » -
England
Manchester United oo gacmaha ka laabanaysa Jadon Sancho… (Waa kee ciyaaryahanka ay dareenkeeda u weecisay?)
(Manchester) 08 Maajo 2021. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa gacmaha ka laabanaysa Jadon Sancho, waxaana…
Read More » -
Italy
Zinedine Zidane oo ka tagi kara Real Madrid si uu Tababare ugu noqdo Kooxda weyn ee…
(Madrid) 08 Maajo 2021. Sida wararku ay sheegayaan Tababare Zinedine Zidane ayaa ka tagi kara Kooxdiisa Real Madrid si uu…
Read More »