Day: May 5, 2021
-
Champ' League
Chelsea oo u soo baxday finalka Champions League kaddib markii ay ka adkaatay kooxda Real Madrid… +SAWIRRO
(London) 05 Maajo 2021. Chelsea ayaa u soo baxday finalka tartanka UEFA Champions League kaddib markii ay ku garaacday kooxda Real…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Chelsea iyo Real Madrid ee Champions League oo la shaaciyey
(London) 05 Maajo 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Real Madrid wareega Afar dhamaadka Champions League ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
Spain
Iniesta oo ka hadlay fursada ay Barcelona u heysato inay ku guuleysato horyaalka La Liga
(Barcelona) 05 Maajo 2021. Xiddigii hore kooxda Barcelona ee Andrés Iniesta ayaa ka hadlay fursada ay Blaugrana u heysato inay u…
Read More » -
Champ' League
Marcos Alonso oo ku dhashay Magaalada Madrid, Hazard oo ka hor tagaya kooxdiisii hore, Xiddigaha qarammada wadaaga & Saaxiibada uu caawa kulmin doono kulanka Chelsea & Real Madrid
(London) 05 Maajo 2021. Kooxaha Chelsea iyo Real Madrid ayaa caawa kulanka lugta labaad ee afar dhammaadka Champions League ku…
Read More » -
Champ' League
Manchester City oo noqotay Kooxdii 42-aad ee gaartay Final-ka Koobka Horyaallada Yurub… (Ka bogo dhammaan kooxihii ka horreeyey)
(Manchester) 05 Maajo 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa markii ugu horreysay xalay iska xaadirisay final-ka UEFA Champions League,…
Read More » -
Spain
Kooxda ku guuleysanaysa saxiixa Erling Haaland oo la sii ogaaday… (Miyey Real Madrid weerarkeeda ku mideynaysaa Haaland iyo Mbappe?)
(Yurub) 05 Maajo 2021. Waxaa la sii ogaaday kooxda ku guuleysan doonta saxiixa Weeraryahanka Borussia Dortmund ee Erling Haaland sida…
Read More » -
England
Manchester United oo la ogaaday Goolhayaha ay la soo wareegeyso haddii uu ka tago David de Gea
(Manchester) 05 Maajo 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la ogaaday goolhayaha ay doonayso inay la soo wareegto haddii…
Read More » -
England
Tababare Thomas Tuchel oo doonaya inuu xoojiyo weerarka kooxdiisa & Chelsea oo la soo saxiixan karta labo weeraryahan oo waa weyn
(London) 05 Maajo 2021. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa la soo warinayaa inay la soo saxiixan karto labo weeraryahan oo…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo qiimo sare kula soo wareegeysa Weeraryahanka Tottenham ee Harry Kane
(Manchester) 05 Maajo 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay qiimo sare kula soo saxiixanayso Weeraryahanka…
Read More » -
England
Kooxda Borussia Dortmund oo loo sheegay qiimaha ay ku heli karto Alex Oxlade-Chamberlain
(Liverpool) 05 Maajo 2021. Sida wararku ay sheegayaan Kooxda kubadda cagta Borussia Dortmund ayaa loo sheegay qiimaha ay ku heli…
Read More »