Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Manchester City iyo Paris Saint-Germain ee Champions League oo la shaaciyey

(Manchester) 04 Maajo 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo Paris Saint-Germain wareega Afar dhamaadka Champions League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Manchester City ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Paris Saint-Germain si ay u wada ciyaaraan kulanka lugta labaad wareega Afar dhammaadka ee tartanka Champions League.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester City iyo Paris Saint-Germain kulanka lugta labaad wareega Afar dhammaadka ee tartanka Champions League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Manchester City XI:

Safka hore ee Man City: Ederson, Walker, Dias, Stones, Zinchenko, Fernandinho (C), Gundogan, Bernardo, Mahrez, Foden, De Bruyne.

Keydka Man City: Steffen, Carson, Ake, Sterling, Jesus, Aguero, Laporte, Rodrigo, Torres, Mendy, Cancelo.

Paris Saint-Germain XI:

Safka hore ee PSG: Navas, Florenzi, Marquinhos, Kimpembe, Diallo, Paredes, Herrera, Verratti, Di Maria, Neymar, Icardi.

Kaydka PSG: Rico, Randriamamy, Kehrer, Mbappe, Rafinha, Danilo, Kean, Sarabia, Kurzawa, Draxler, Bakker, Dagba.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close