Day: May 3, 2021
-
Champ' League
Tuchel oo shaaca ka qaaday go’aankiisa kaga aadan haddii uu ciyaarayo Rüdiger kulanka Real Madrid
(London) 03 Maajo 2021. Tababaraha kooxda Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa shaaca ka qaaday go’aankiisa kaga aadan haddii uu ciyaarayo Antonio…
Read More » -
Champ' League
Neymar Jr oo diray fariin kulul kahor kulanka dhex mari doona kooxaha Man City iyo Paris Saint-Germain
(Paris) 03 Maajo 2021. Xiddiga kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee Neymar Jr ayaa xaqiijiyay inuu sameyn doono wax walba oo…
Read More » -
England
Dortmund oo go’aamisay qiimaha Sancho & kooxda ka dhisan England oo si xoogan u soo gashay loolanka loogu jiro saxiixiisa
(Dortmund) 03 Maajo 2021. Wargeyska “Bild” ee dalka Germany ayaa sheegay in kooxda Borussia Dortmund ay dalban doonto lacag dhan 100…
Read More » -
Germany
Haddii uu David Alaba ku biiro Kooxda Real Madrid, miyuu heli doonaa Mushahar ka badan midka uu qaato Kabtan Sergio Ramos?
(Madrid) 03 Maajo 2021. David Alaba ayaa la soo warinayaa inuu heli doono Mushahar sare oo la mid ah midka…
Read More » -
Champ' League
RASMI: Kooxda Real Madrid oo xaqiijisay haddii Raphael Varane uu ciyaarayo kulanka ay ka horjeedaan Chelsea ee Champions League
(Madrid) 03 Maajo 2021. Kooxda kubadda cagta ee Real Madrid ayaa war rasmi ah ka soo saartay haddii ciyaaryahankeeda daafaca…
Read More » -
Champ' League
RASMI: Garsooraha dhex-dhexaadin doonta kulanka lugta labaad ee afar dhammaadka Champions League kooxaha Chelsea iyo Real Madrid oo la shaaciyey
(London) 03 Maajo 2021. Waxaa la shaaciyey garsooraha dhex-dhexaadin doona kulanka lugta labaad ee afar dhammaadka Champions League kaasoo magaalada…
Read More » -
England
Waa kee horyaalka uu ka ciyaari doono Robert Lewandowski haddii ay xagaagan iska iibiso Kooxda Bayern Munich?
(Munich) 03 Maajo 2021. Waxaa shaaca laga qaaday horyaalka ugu macquulsan ee uu ka ciyaari doono Robert Lewandowski haddii ay…
Read More » -
England
Macallinka Kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer oo markale ka hadlay iibka Paul Pogba
(Manchester) 03 Maajo 2021. Macallin Ole Gunnar Solskjaer ayaa markale ku celiyey in kooxda Manchester United aysan dooneynin inay lacag…
Read More » -
Champ' League
RASMI: Kooxda PSG oo shaacisay liiska xiddigaha ay kala hortagayso Kooxda Man City ee Champions League… (Miyuu maqan yahay Mbappe?)
(Paris) 03 Maajo 2021. Waxaa si rasmi ah loo shaaciyey liiska xiddigaha kooxda PSG ay kala hortagayso naadiga reer England…
Read More » -
England
Edwin Van de Saar oo xaqiijiyey inay la soo xiriirtay Kooxda Manchester United… (Muxuu u qabanayaa kooxdiisii hore?)
(Manchester) 03 Maajo 2021. Sida wararku ay sheegayaan ciyaaryahankii hore ee Premier League, Van de Saar ayaa xaqiijiyey inay la…
Read More »