Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Valencia iyo Barcelona ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Valencia) 02 Maajo 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Valencia iyo Barcelona ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.

Kooxda Valencia ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Barcelona si ay u wada ciyaaraan ciyaar qeyb ah kulamada toddobaadkan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Valencia iyo Barcelona horyaalka La Liga ee dalka Spain.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Valencia XI: Wass, Gabriel, Cillessen, Gaya, Guedes, T.Lato, Soler, Maxi Gomez, U. Račić, Hugo Guillamón, Correia

Subs: Gameiro, Mangala, Cheryshev, Piccini, Domenech, Ferro, Diakhaby, Manu Vallejo, Álex Blanco, Y. Musah, Lee Kang-In, C. Oliva

Barcelona XI: Messi, Pique, Alba, Busquets, Griezmann, Ter Stegen, Lenglet, De Jong, Ronald Araujo, Dest, Pedri

Subs: Dembele, Matheus Fernandes

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close