Arsenal, Man United, Liverpool, Barcelona, Juventus iyo Guud ahaan kulammada galabta illaa caawa laga ciyaari doono horyaallada waa weyn ee qaaradda Yurub

(Yurub) 02 Maajo 2021. Kulammo ka tirsan shanta horyaal ee waa weyn ee qaaradda Yurub ayaa maanta illaa caawa la ciyaari doonaa, waxaana kooxo waa weyn oo ciyaarti doono kuwaasoo taageerayaashu ay indhaha ku hayaan.

Horyaalka Premier League ayaa laga ciyaari doonaa illaa iyo saddex kulan, waxaana kulammadaas qayb ka ah kulanka la wada sugayo ee u dhexeeya kooxaha Man United iyo Liverpool, halka sidoo kale Arsenal ay booqanayso Newcastle.

Dhanka kale horyaalka La Liga kooxda Barcelona ayaa caawa booqanaysa Valencia, halka sidoo kale ay Villarreal ay soo dhoweynayso Getafe.

Horyaalka Serie A kooxda Juventus ayaa caawa u safreysa Udinese, halka Roma ay booqanayso Sampdoria.

Haddaba halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono horyaallada ugu waa weyn Yurub & saacadaha ay soo geli doonaan xilliga geeska Afrika:-

ENGLAND – PREMIER LEAGUE

04:00 Galabnimo Newcastle United vs Arsenal

06:30 Maqribnimo Manchester United vs Liverpool

09:15 Habeennimo Tottenham Hotspur vs Sheffield United

SPAIN – LALIGA SANTANDER

03:00 Galabnimo Real Valladolid vs Real Betis

05:15 Galabnimo Villarreal vs Getafe

07:30 Fiidnimo Granada vs Cadiz

10:00 Habeennimo Valencia vs Barcelona

ITALY – SERIE A

01:30 Duhurnimo Lazio vs Genoa

04:00 Galabnimo Bologna vs Fiorentina

04:00 Galabnimo Napoli vs Cagliari

04:00 Galabnimo Sassuolo vs Atalanta

07:00 Fiidnimo Udinese vs Juventus

09:45 Habeennimo Sampdoria vs Roma

FRANCE – LIGUE 1

02:00 Duhurnimo Bordeaux vs Rennes

04:00 Galabnimo Brest vs Nantes

04:00 Galabnimo Dijon vs Metz

04:00 Galabnimo Lorient vs Angers

04:00 Galabnimo Nimes vs Reims

06:05 Maqribnimo Montpellier vs Saint-Etienne

10:00 Habeennimo Monaco vs Lyon

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close