Day: May 2, 2021
-
Horyaallada
Barcelona oo guul ay u baahneyd ka soo heshay Valencia xilli uu si wanaagsan kaga dhex muuqday Lionel Messi… SAWIRRO
(Valencia) 02 Maajo 2021. Barcelona ayaa guul ay u baahneyd kaga soo gaartay kooxda Valencia garoonka Mestalla, kaddib markii ay kaga…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Valencia iyo Barcelona ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Valencia) 02 Maajo 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Valencia iyo Barcelona ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey. Kooxda Valencia…
Read More » -
Horyaallada
HAMBALYO: Inter Milan oo ku guuleysatay horyaalka Serie A!
(Milano) 02 Maajo 2021. Kooxda kubadda cagta ee Inter Milan ayaa ku guuleysatay horyaalka dalk Taliyaaniga ee Serie A xilli ciyaareedkan…
Read More » -
England
Arsenal oo guul ka soo heshay kooxda Newcastle United oo ay ku booqatay garoonka St James’ Park… +SAWIRRO
(Newcastle) 02 Maajo 2021. Arsenal ayaa guul ka soo heshay kooxda Newcastle United oo ay ku booqatay garoonka St James’ Park,…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Man United iyo Liverpool ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Manchester) 02 Maajo 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester United iyo Liverpool ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda…
Read More » -
England
Kaddib laba jeer oo ay isku dayday saxiixiisa, koox ka dhisan England oo u dhaqaaqeysa saxiixa kylian Mbappe xagaagan… (Liverpool ma ahan)
(Paris) 02 Maajo 2021. Kooxda kubadda cagta ee Paris Saint-Germain ayaa la dhibaatooneysa inay heshiiska u kordhiso xiddigeeda Kylian Mbappé kaasoo…
Read More » -
England
Safafka rasmiga ee kulanka Newcastle United vs Arsenal oo lasoo saaray & Aubameyang oo hoggaaminaya Gunners
(London) 02 Maajo 2021. Kooxaha kubadda cagta ee Newcastle United iyo Arsenal ayaa soo saaray safafka rasmiga ah ee garoonka ugu…
Read More » -
Spain
Jariiradda L’Equipe oo labo qodob ku sababeysay inuu Messi sii joogi doono Barcelona
(Barcelona) 02 Maajo 2021. Walwalka ugu badan ee ay taageerayaasha Barcelona wajaheen bilawgii xilli ciyaareedkan ayaa ahaa mustaqbalka Lionel Messi, waana…
Read More » -
Champ' League
Raphael Varane oo shaki laga gelinayo ciyaarista kulanka Real Madrid ay booqaneyso Chelsea… (Maxaa ku dhacay difaaca reer France?)
(Madrid) 02 Maajo 2021. Kooxda kubadda cagta ee Real Madrid ayaa wajaheysa cabsi kale oo ku aaddan inay kulanka Chelsea ee…
Read More » -
Germany
Kooxda Real Madrid oo xiiseynaysa saxiixa Weeraryahanka Bayern Munich ee Robert Lewandowski
(Madrid) 02 Maajo 2021. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Real Madrid ee ka dhisan dalka Spain ayaa xiiseynaysa…
Read More »