Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Osasuna ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Madrid) 01 Maajo 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Osasuna ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.

Kooxda Real Madrid ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Osasuna si ay u wada ciyaaraan ciyaar qeyb ah kulamada toddobaadkan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Real Madrid iyo Osasuna horyaalka La Liga ee dalka Spain.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Real Madrid XI:

Image

Osasuna XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close