Month: May 2021
-
Horyaallada
Muxuu Sergio Agüero ka yiri kaddib markii uu ku biiray kooxda Barcelona?
(Barcelona) 31 Maajo 2021. Weeraryahanka reer Argantina ee Sergio Agüero ayaa muujiyey sida uu ugu faraxsan yahay ku biiristiisa kooxda Barcelona,…
Read More » -
England
Eden Hazard oo kala cadeeyay haddii uu ku laabanayo Chelsea ama uu sii joogi doono Real Madrid
(Madrid) 31 Maajo 2021. Ciyaaryahanka reer Belgium iyo kooxda Real Madrid ee Eden Hazard, ayaa ka hadlay go’aankiisa kaga aadan inuu…
Read More » -
Afrika
Kooxaha Elman iyo Dekedda oo barbaro ku kala baxay kulan qeyb ka ah horyaalka Somali Premier League… + SAWIRRO
(Muqdisho) 31 Maajo 2021. Kooxaha Elman iyo Dekedda ayaa barbaro ku kala baxay kulan qeyb ka ah horyaalka Somali Premier…
Read More » -
Ameerika
RASMI: Dalka lagu ciyaari doono Copa America 2021 oo la shaaciyey kaddib markii marti-gelintiisa laga wareejiyey Argentina & Colombia
(America) 31 Maajo 2021. Xiriirka kubadda cagta Koonfurta Ameerika ee Magaciisa loo soo gaabiyo CONMEBOL ayaa xaqiijiyey dalka lagu ciyaari…
Read More » -
England
Kooxda ka ciyaarta horyaalka Premier League oo ku dhow inay heshiis hordhigto Sergio Ramos… (Miyuu soo dhammaaday waayihiisii Real Madrid?)
(Madrid) 31 Maajo 2021. Koox ka dheesha horyaalka Premier League ayaa la soo warinayaa inay ku dhowaday inay heshiis labo…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Barcelona oo dhammaystirtay saxiixa Sergio Kun Agüero
(Barcelona) 31 Maajo 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa dhammaystirtay saxiixa Weeraryahankii Manchester City ee Sergio Agüero sida ay goordhow…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Gianluigi Donnarumma oo ku guuleystay abaal-marinta Goolhayihii ugu fiicnaa Serie A xilli ciyaareedka & Kooxda Barcelona oo…
(Milano) 31 Maajo 2021. Goolhayaha ugu fiican horyaalka Serie A fasal ciyaareedka 2020/2021 ayaa loo doortay shabaq-ilaaliyaha Kooxda AC Milan…
Read More » -
England
Tababare Thomas Tuchel oo shaaciyey tirada saxiixyada uu doonayo suuqa xagaaga, kaddib markii uu Chelsea kula guuleystay Champions League
(Chelsea) 31 Maajo 2021. Thomas Tuchel ayaa diyaar u ah inuu xoojiyo safkiisa kooxda Chelsea kaddib markii uu Blues ku…
Read More » -
England
Waa kuwee xiddigaha ay doonayso inay iska iibiso Manchester City si ay gacanta ugu soo dhigto Kane & Grealish?
(Manchester) 31 Maajo 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa u baahan inay dhowr ciyaaryahan iska iibiso si ay gacanta…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Aas-aasayaasha tartanka European Super League oo xiriirrada FIFA iyo UEFA ka dacweeyay Maxkamadda Cadaaladda ee Midowga Yurub
(Yurub) 31 Maajo 2021. Maxkamadda ugu sarreysa qaaradda Yurub ee EU Court of Justice (Maxkamadda Cadaaladda ee Midowga Yurub) ayaa sheegtay inay…
Read More »