Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Villarreal iyo Arsenal ee Europa League oo la shaaciyey

(Villarreal) 29 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Villarreal iyo Arsenal wareega Afar dhamaadka tartanka UEFA Europa League ayaa la shaaciyey

Kooxda Villarreal ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Arsenal si ay u wada ciyaaraan kulanka wareega Afar ee tartanka UEFA Europa League

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Villarreal iyo Arsenal kulanka wareega Afarta ee tartanka UEFA Europa League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Villarreal XI:

Image

Arsenal XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close