Day: April 29, 2021
-
England
Man United oo Old Trafford ku xasuuqday Roma, xilli Arsenal lagu soo garaacay Spain kulan labo xiddig garoonka laga saaray… +SAWIRRO
(Yurub) 29 Abriil 2021. Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford ku xasuuqday Roma, kaddib markii ay kaga adkaatay 6-2, kulanka lugta…
Read More » -
Spain
Granada oo guul ka soo gaartay kooxda Barcelona oo ay ku booqatay garoonka Camp Nou… +SAWIRRO
(Barcelona) 29 Abriil 2021. Granada ayaa guul ka soo gaartay kooxda Barcelona oo ay ku booqatay garoonka Camp Nou, kaddib markii…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Villarreal iyo Arsenal ee Europa League oo la shaaciyey
(Villarreal) 29 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Villarreal iyo Arsenal wareega Afar dhamaadka tartanka UEFA Europa League ayaa la…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Manchester United iyo Roma ee Europa League oo la shaaciyey
(Barcelona) 29 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester United iyo Roma wareega Afar dhamaadka tartanka UEFA Europa League ayaa…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Granada ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Barcelona) 29 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Granada ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey. Kooxda Barcelona…
Read More » -
Italy
Wargeys kasoo baxa Taliyaaniga oo daaha ka rogay labo arrin oo ay Juventus ku xirtay mustaqbalka Paulo Dybala
(Turin) 29 Abriil 2021. Inay Juventus usoo bixi weyso Champions League ayaa lagu soo warramayaa inay qayb ka qaadan karto go’aanka…
Read More » -
Spain
KABTANKA WAA UU SOO LAABTAY! Sergio Ramos oo ciyaari doona kulanka Chelsea
(Madrid) 29 Abriil 2021. Taageerayaasha kooxda kubadda cagta ee Real Madrid ayaa niyadda ku qaboojisanaya war farxad leh oo ah inuu…
Read More » -
Germany
Xabi Alonso oo doortay shaxdiisa shanta xiddig… (Zidane & Ronaldo oo hoggaaminaya)
(Spain) 29 Abriil 2021. Halyeyga kooxaha kubadda cagta Liverpool iyo Real Madrid ee Xabi Alonso ayaa soo xushay kooxdiisa riyada ee ka…
Read More » -
Spain
Dhaawac kale iyo Real Madrid… (Xiddig ka tirsan Los Blancos oo garoommada ka maqnaan doona inta ka dhimman xilli ciyaareedkan)
(Madrid) 29 Abriil 2021. Kooxda kubadda cagta ee Real Madrid ayaa wajaheysa dhibaato dhaawac oo hor leh, waxaana sii kordhaya xiddigaha…
Read More » -
Champ' League
“Aamus” – Marco Verratti oo canaantay Pep Guadriola intii ay socotay ciyaartii xalay
(Paris) 29 Abriil 2021. Kaamirooyinka iyo makaroofannada garoonka Parc des Princess ayaa soo qabtay xiddiga khadka dhexe kaga ciyaara kooxda Paris…
Read More »