Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Real Madrid iyo Chelsea ee Champions League oo la shaaciyey

(Madrid) 27 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Madrid iyo Chelsea wareega Afar dhamaadka Champions League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Real Madrid ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Chelsea si ay u wada ciyaaraan kulanka wareega Afar ee tartanka Champions League.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Real Madrid iyo Chelsea kulanka wareega Afarta ee tartanka Champions League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Real Madrid XI:

Image

Chelsea XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close