Day: April 27, 2021
-
Champ' League
Kooxaha Real Madrid iyo Chelsea oo bar-bardhac ku kala baxay kulanka lugta hore ee afar dhammaadka Champions League… +SAWIRRO
(Madrid) 27 Abriil 2021. Kooxaha Real Madrid iyo Chelsea ayaa dhibcaha ku qeybsaday garoonka Alfredo Di Stefano, kulanka lugta hore afar dhammaadka…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Real Madrid iyo Chelsea ee Champions League oo la shaaciyey
(Madrid) 27 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Madrid iyo Chelsea wareega Afar dhamaadka Champions League ayaa la shaaciyey. Kooxda…
Read More » -
Champ' League
Muxuu Mahrez ka yiri kulanka ay PSG ku wajahayaan lugta hore ee afar dhammaadka Champions League?
(Manchester ) 27 Abriil 2021. Ciyaaryahanka Manchester City ee Riyad Mahrez ayaa sheegay in kooxdiisa ay ka go’an tahay inay…
Read More » -
Champ' League
“Tani waa waxa dhici lahaa haddii uu Neymar la sii joogi lahaa Barcelona.” – Pep Guardiola
(Manchester ) 27 Abriil 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa muujiyay sida uu ula dhacsan yahay…
Read More » -
Germany
RASMI: Bayern Munich oo burburisay heshiiska Hansi Flick… (Sababta keentay, & macallinka baddelka u noqonaya oo heshiis la gaaray Bavarians)
(Munich) 27 Abriil 2021. Kooxda kubadda cagta ee Bayern Munich ayaa si rasmi ah u nasakhday heshiiska macallinkeeda Hansi Flick ka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Xiriirka UEFA oo baaris ku haya Zlatan Ibrahimovic… (Waa maxay dambiga lagu heysto?)
(Milano) 27 Abriil 2021. Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa baaris xoog leh ku haya weeraryahanka kooxda AC Milan…
Read More » -
England
Cristiano Ronaldo oo kala dooranaya ku biirista labo koox haddii Juventus ay usoo bixi weyso UCL… (Real Madrid sheekada kuma jirto)
(Turin) 27 Abriil 2021. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa lagu soo warramayaa inuusan qorsheyneyn sii joogista naadigiisa…
Read More » -
Spain
Raphael Varane oo shaki geliyey mustaqbalkiisa Kooxda Real Madrid… (Muxuu yiri markii wax laga weydiiyey mustaqbalkiisa Los Blancos?)
(Madrid) 27 Abriil 2021. Raphael Varane ayaa Warbaahinta la hadlay ka hor kulanka kooxdiisa Real Madrid ay caawa la ciyaari…
Read More » -
Champ' League
Miyuu Kabtanka PSG taam u yahay inuu ku soo bilowdo safka hore kulanka habeen dambe ee afar dhammaadka Champions League?
(Paris) 27 Abriil 2021. Paris Saint-Germain ayaa la soo warinayaa inay dib u heli doonto Kabtankeeda Marquinhos oo uu ku…
Read More » -
England
Kooxda Manchester City oo wadahadallo heshiis kordhin ah kula jirta mid ka mid ah daafacyadeeda… (Ka bogo faah faahinta heshiiskan)
(Manchester) 27 Abriil 2021. Sida wararku ay sheegayaan Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa wadahadallo heshiis kordhin ah kula jirta…
Read More »