Day: April 26, 2021
-
Champ' League
Tuchel oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska 24 ciyaaryahan ee kooxda Chelsea uu kala qeyb galayo kulanka Real Madrid ee Champions League
(London) 26 Abriil 2021. Tababaraha reer Germany iyo kooxda Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa ku dhawaaqay liiska 24 ciyaartoy uu ku…
Read More » -
England
Arsenal oo miiska wadahadalka la fariiysaneysa Real Madrid si ay ula saxiixato mid ka mid ah xiddigaheeda
(London) 26 Abriil 2021. Arsenal ayaa fureysa wadahadalo ay kula soo saxiixaneyso xiddiga reer Spain iyo kooxda Real Madrid ee Lucas…
Read More » -
Champ' League
RASMI: Zinedine Zidane oo saaray safka kooxdiisa Real Madrid ee ka hor tagi doona Chelsea…(Hazard vs naadigiisii hore)
(Madrid) 26 Abriil 2021. Kooxda kubadda cagta ee Real Madrid ayaa habeen dambe soo dhoweyn doonta kooxda Chelsea ciyaarta lugta hore…
Read More » -
Italy
Jose Mourinho oo ku laabanaya Inter Milan haddii…
(Milano) 26 Abriil 2021. Tababaraha dhowaan laga ceyriyay shaqada kooxda kubadda cagta Tottenham Hotspur ee Jose Mourinho ayaa lagu soo warramayaa…
Read More » -
England
Kooxdee ayaa hoggaanka u heysa loollanka loogu jiro saxiixa difaaca Real Madrid ee Raphael Varane?
(Madrid) 26 Abriil 2021. Daafaca kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Raphael Varane ayaa shalay u dabaal dagayay sanad guurada 28-aad…
Read More » -
England
Pep Guardiola oo carrabka ku dhuftay magaca kooxda uu Eric Garcia ku biirayo xagaagan
(Manchester) 26 Abriil 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa xaqiijiyay in xiddiga difaaca uga ciyaara kooxdiisa…
Read More » -
Champ' League
Miyuu Toni Kroos u ciyaari doonaa Real Madrid kulanka Champions League ee ay la balansan yihiin Chelsea?
(Madrid) 26 Abriil 2021. Kooxaha kubadda cagta ee Real Madrid iyo Chelsea ayaa habeen dambe oo Talaado ah ku balansan kulanka…
Read More » -
Spain
Loollanka La Liga, kulammada u harsan Atletico Madrid, Real Madrid iyo Barcelona, kooxda heysata fursadda ugu wanaagsan & wax walba oo aad uga baahan tahay dhammaadka horyaalka Spain
(Spain) 26 Abriil 2021. Horyaalka dalka Spain ayaa u muuqda kan ugu adag in la saadaaliyo halka uu ku dhammaan doonoo…
Read More »