Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Leeds United iyo Man United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Leeds) 25 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Leeds United iyo Manchester United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Leeds United ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Manchester United si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Leeds United iyo Manchester United kulanka horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Leeds United XI:

Leeds United XI: Ayling, S. Dallas, Hélder Costa, E. Alioski, P. Bamford, D.Llorente, T. Roberts, K. Phillips, J. Harrison, P. Struijk, Illan Meslier.

Keydka Leeds: G. Berardi, Kiko Casilla, Pablo Hernández, M. Klich, Koch, I. Poveda-Ocampo, Sam Greenwood, Jamie Shackleton, C. Summerville.

Man United XI:

Man Utd XI: Lindelof, Maguire, Fred, Shaw, Bruno Fernandes, Daniel James, Dean Henderson, Rashford, Wan-Bissaka, McTominay, Greenwood

Keydka Man Utd: Cavani, Mata, Matic, De Gea, Alex Telles, Pogba, Bailly, Van de Beek, Tuanzebe

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close