Shaxda ramiga ah kulanka kooxaha Liverpool vs Newcastle oo la shaaciyey… (Salah & Mane oo..)

(Liverpool) 24 Abriil 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool iyo Newcastle United ee horyaalka Premier League.

Reds oo guul u baahan ayaa garoonkeeda Anfield ku soo dhoweyn doonta naadiga Newcastle United, waxaana haddii ay adkaato kulanka maanta Liverpool ay soo tiigsan doontaa afarta sare ee horyaalka Premier League.

Haddaba si rasmi ah ayaa loo shaaciyey safafka ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood, Liverpool ayaana weerarkeeda waxaa hoggaaminaya Salah & Mane, halka sidoo kale uu safka hore ugu bilowday Kabak.

Haddaba halkaan hoose ka eeg shaxda labada kooxood oo dhammaystiran:-

LIVERPOOL XI:

NEWCASTLE XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close