Day: April 23, 2021
-
England
Everton oo saddexda dhibcood ka soo heshay kooxda Arsenal oo ay ku booqatay garoonka Emirates… +SAWIRRO
(London) 23 Abriil 2021. Everton ayaa saddexda dhibcood ka soo heshay kooxda Arsenal oo ay ku booqatay garoonka Emirates, kaddib markii…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Arsenal iyo Everton ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Arsenal) 23 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Arsenal iyo Everton ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda Arsenal…
Read More » -
England
Klopp oo ka hadlay xaallada dhaawacyada kooxdiisa kahor kulanka ay la ciyaari doonaan Newcastle United
(Liverpool) 23 Abriil 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa ka soo muuqday shir jaraa’id kahor kulanka Premier…
Read More » -
Spain
Zidane oo si RASMI ah u shaaciyey liiska 20-ka ciyaaryahan ee Real Madrid uu kala qeyb galayo kulanka Real Betis
(Madrid) 23 Abriil 2021. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa shaaciyay liiska 20-ka ciyaartoy ee uu ku shaqayn doono…
Read More » -
Champ' League
“Waxaan xaq u leenahay inaan ka qeyb galno Champions League.” – Zinedine Zidane
(Madrid) 23 Abriil 2021. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa xaqiijiyay in Los Blancos ay xaq u leedahay inay…
Read More » -
England
Rio Ferdinand oo ku dhaleeceeyay maamulka kooxda Liverpool sababa la xiriira Jürgen Klopp
(Liverpool) 23 Abriil 2021. Xiddigii hore kooxda Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa dhaleeceeyay talaabooyinkii uu qaaday maamulka Liverpool Isbuucii la…
Read More » -
England
Hakim Ziyech oo go’aamiyay mustaqbalkiisa Chelsea… (Miyuu doonayaa inuu ka tago kooxda?)
(London) 23 Abriil 2021. Shabakada caalamiga ah ee “Goal” ayaa waxay shaacisay in xiddiga reer Morocco iyo kooxda kubadda cagta Chelsea…
Read More » -
England
Gabriel Milito oo ka hadlay aragtidiisa la xiriirta kooxda ku haboon ee uu ku biiri karo Aguero kaddib marka uu ka tago Man City
(Yurub) 23 Abriil 2021. Xiddigii hore Barcelona ee Gabriel Milito ayaa ka hadlay aragtidiisa la xiriirta kooxda ku haboon uu ku…
Read More » -
Spain
RIKOODH: Maxay ka dhigan tahay goolashii uu xalay ka dhaliyay Lionel Messi kooxda Getafe??
(Barcelona) 23 Abriil 2021. Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa gaaray goolkiisii 25-aad xilli ciyaareedkan ee horyaalka La Liga dalka…
Read More » -
Spain
Koeman oo ka hadlay guushii ay Barcelona ka gaartay kooxda Getafe… (Muxuuse ka yiri mustaqbalka Lionel Messi?)
(Barcelona) 23 Abriil 2021. Tababaraha kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa qabtay shir jaraa’id oo uu kaga hadlay guushii weyneyd ee…
Read More »