Tababare Ronald Koeman oo si RASMI ah u shaaciyey liiska 23-ka ciyaaryahan ee Barcelona oo uu kala qeyb galayo kulanka Getafe

(Barcelona) 22 Abriil 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Ronald Koeman ayaa shaaciyay liiska 23-ka ciyaaryahan ee uu ku shaqayn doono kulanka horyaalka La Liga ee caawa ay soo dhoweynayaan naadiga Getafe.

Liiska xiddigaha uu magacaabay Ronald Koeman kulanka ay caawa martigelinayaan kooxda Getafe waxaa ka hoggaaminaya kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi.

Ousmane Dembélé ayaa liiskan ka maqan oo dhaawac ku seegi doona kulanka caawa ay qaabilayaan Kooxda Getafe.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha kooxda Barcelona ay kala qeyb galayso kulanka Getafe ay caawa ku soo dhoweynayaan garoonka Camp Nou:-

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close