Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Getafe ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Barcelona) 22 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Getafe ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.

Kooxda Barcelona ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Getafe si ay u wada ciyaaraan ciyaar qeyb ah kulamada toddobaadkan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Barcelona iyo Getafe horyaalka La Liga ee dalka Spain.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Barcelona XI:

Image

Getafe XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close