Day: April 22, 2021
-
Spain
Barcelona oo garoonkeeda Camp Nou si raaxo leh saddexda dhibcood kaga qaadatay kooxda Getafe… +SAWIRRO
(Barcelona) 23 Abriil 2021. Barcelona ayaa garoonkeeda Camp Nou saddexda dhibcood kaga qaadatay kooxda Getafe, kaddib markii ay kaga adkaatay 5-2,…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Getafe ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Barcelona) 22 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Getafe ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey. Kooxda Barcelona…
Read More » -
France
“Kylian Mbappé wuxuu ku riyoodaa inuu u ciyaaro Real Madrid.” – Mas’uul hore ee kooxda PSG ah
(Yurub) 22 Abriil 2021. Mas’uul hore ee kooxda Paris Saint-Germain ayaa xaqiijisay in xiddiga reer France ee Kylian Mbappé uu ku…
Read More » -
Champ' League
Miyuu guddiga fulinta ee xiriirka UEFA ku ciqaabi karaa Real Madrid bilawga mashruuca Super League?
(Yurub) 22 Abriil 2021. Kooxda kubadda cagta ee Real Madrid ayaa dusha loo saaray aragtida aas-aaska tartanka European Super League, iyadoo…
Read More » -
Horyaallada
Tababare Ronald Koeman oo si RASMI ah u shaaciyey liiska 23-ka ciyaaryahan ee Barcelona oo uu kala qeyb galayo kulanka Getafe
(Barcelona) 22 Abriil 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Ronald Koeman ayaa shaaciyay liiska 23-ka ciyaaryahan ee uu ku…
Read More » -
Horyaallada
Cristiano Ronaldo oo markale xalay ka gambaday laad xor ah oo laga dhaliyey Kooxdiisa Juventus & Tababare Andrea Pirlo oo ka hadlay arrintaas
(Turin) 22 Abriil 2021. Weeraryahanka Kooxda kubadda cagta Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa xalay markale la kulmay eedeyn kaddib markii uu…
Read More » -
Champ' League
Madaxweynaha xiriirka kubadda cagta Yurub oo ka hadlay haddii gabi ahaanba la kansalayo kulanka Real Madrid iyo Chelsea ee Champions League
(Yurub) 22 Abriil 2021. Madaxweynaha xiriirka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa ka hadlay suurto-galnimada haddii gabi ahaanba la kansalayo…
Read More » -
England
Bruno Fernandes oo heshiis cusub u saxiixi doona Kooxda Manchester United, laakiin waa haddii…
(Manchester) 22 Abriil 2021. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United ayaa heshiis cusub u saxiixi doona Kooxda, laakiin waa kaliya…
Read More » -
England
“Erling Braut Haaland kama tagi doono Borussia Dortmund xagaagan” – Michael Zorc
(Dortmund) 22 Abriil 2021. Agaasimaha Borussia Dortmund ee Michael Zorc ayaa ku adkeystay in Erling Braut Haaland uu la sii…
Read More » -
England
Waa kuwee shaqsiyaadka loo malaynayo inay buuxin doonaan Jagadii uu Kooxda Manchester United ka hayey Ed Woodward ee uu iska casilay?
(Manchester) 22 Abriil 2021. Guddoomiye ku xigeenkii fulinta ee kooxda Manchester United, Ed Woodward ayaa dhowaan xilkaas isaga tagay, waxaana…
Read More »