Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Cadiz iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Spain) 21 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Cadiz iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.

Kooxda Cadiz ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Real Madrid si ay u wada ciyaaraan ciyaar qeyb ah kulamada toddobaadkan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Cadiz iyo Real Madrid horyaalka La Liga ee dalka Spain.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Cadiz XI: Jeremias Ledesma, Isaac Carcelen, Fali, Marcos Mauro, Alfonso Espino, Jens Joensson, Jose Mari, Jairo, Salvi Sanchez, Alvaro Negredo, Ruben Sobrino

Real Madrid XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close