Day: April 21, 2021
-
Spain
Real Madrid oo la wareegtay hoggaanka horyaalka La Liga kaddib markii ay si xasilooni leh guul kaga soo heshay kooxda Cadiz… +SAWIRRO
(Spain) 22 Abriil 2021. Real Madrid ayaa la wareegtay hoggaanka horyaalka La Liga kaddib markii ay si xasilooni leh guul kaga…
Read More » -
England
Manchester City oo saddexda dhibcood ka soo heshay kooxda Aston Villa oo ay ku booqatay garoonka Villa Park… +SAWIRRO
(England) 22 Abriil 2021. Manchester City ayaa saddexda dhibcood ka soo heshay Aston Villa oo ay ku booqatay garoonka Villa Park,…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Cadiz iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Spain) 21 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Cadiz iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey. Kooxda…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Aston Villa iyo Man City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(England) 21 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Aston Villa iyo Manchester City ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
Spain
Xiddig muhiim ah oo ka tirsan kooxda Real Madrid oo laga helay Korona Fayras… (Miyuu seegi doonaa kulan ay ka horjeedaan Chelsea?)
(Madrid) 21 Abriil 2021. Laacib muhiim ah oo ka tiran kooxda Real Madrid ayaa la soo sheegayaa inuu seegi doono…
Read More » -
Germany
Maxaa ka soo kordhay xanta David Alaba iyo ku biiristiisa Real Madrid?
(Munich) 21 Abriil 2021. Daafaca kooxda kubadda cagta Bayern Munich ayaa lagu soo warramayaa inuu kusii dhowaanayo ku biirista kooxda kubadda…
Read More » -
Italy
AC Milan oo iyadana go’aan cad ka qaadatay European Super League
(Milano) 21 Abriil 2021. Kooxda kubadda cagta ee AC Milan ayaa iyaduna war qoraal ah ku xaqiijisay go’aankeeda ku aaddan tartanka…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Kooxda Juventus oo isaga baxday European Super League
(Turin) 21 Abriil 2021. Kooxda kubadda cagta ee Juventus ayaa isaga baxday tartanka European Super League. Bianconeri ayaa xaqiijisay inay si…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Kooxdii ugu horreysay ee ka dhisan Spain oo isaga baxday tartanka European Super League
(Madrid) 21 Abriil 2021. Kooxdii ugu horreysay ee ka dhisan dalka Spain ayaa isaga baxday tartanka laga sii qulqulayo ee…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Kooxda Inter Milan oo isaga baxday tartanka European Super League
(Milan) 21 Abriil 2021. Kooxda kubadda cagta Inter Milan ee dalka Talyaaniga ayaa xaqiijisay inay si rasmi ah uga baxeen…
Read More »