Day: April 19, 2021
-
England
Kooxaha Leeds United iyo Liverpool oo dhibcaha ku qeybsaday garoonka Elland Road… +SAWIRRO
(Leeds) 19 Abriil 2021. Kooxaha Leeds United iyo Liverpool ayaa dhibcaha ku qeybsaday garoonka Elland Road, kaddib markii ay ku kala…
Read More » -
England
Thomas Tuchel oo ka codsaday Chelsea inay lasoo saxiixato xiddig muhiim ka ah Real Madrid
(London) 19 Abriil 2021. Tababaraha Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa doonaya xilli ciyaareedka soo socda inuu kooxdiisa ka xoojiyo dhanka daafaca…
Read More » -
England
Tuchel oo markii ugu horreysay ka hadlay aragtida uu ka qabo horyaalka cusub ee European Super League
(London) 19 Abriil 2021. Tababaraha Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa muujiyay kalsooni uu ku qabo in kooxda ay sameyn doonto go’aamada…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Leeds United iyo Liverpool ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Engladn) 19 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Leeds United iyo Liverpool ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda…
Read More » -
England
Muxuu halyeeyga Man United ee Rio Ferdinand ka yiri horyaalka cusub ee European Super League?
(Manchester) 19 Abriil 2021. Halyeeyga kooxda kubadda cagta Manchester United, ee Rio Ferdinand, ayaa sheegay in tartanka horyaalka cusub ee…
Read More » -
England
Chelsea oo duullaan ku ah Real Madrid…(Waa kuma xiddiga ay ka doonayaan?)
(London) 19 Abriil 2021. Kooxda kubadda cagta ee Chelsea ayaa qorsheyneysa inay xagaagan lasoo wareegsto xiddigo cussub si xilli ciyaareedka dambe…
Read More » -
Champ' League
UEFA oo go’aan kasoo saartay kooxaha ka qayb galaya Champions League iyo Europa League ee ka mid noqday aas-aaska tartanka cusub ee ESL… (Miyey PSG hanatay UCL?)
(Yurub) 19 Abriil 2021. Shan ka mid ah siddeedda koox ee ku sugan wareegyada nus-dhammaadka ee tartammada Champions League iyo Europa…
Read More » -
Champ' League
Maxay tahay faa’idada dhaqaale ee ay heli doonaan kooxaha ka qayb noqday European Super League?… (& Champions League oo…)
(Yurub) 19 Abril 2021. Kubadda cagta ayaa maanta guuxeysa kaddib markii xalay lagu dhowaaqay tartanka cusub ee European Super League, waxaana…
Read More » -
England
Maxaa ka jira in Tottenham ay u ceyrisay Mourinho sabab la xiriirta doodda European Super League?
(London) 19 Abriil 2021. Kooxda kubadda cagta ee Tottenham Hotspur ayaa shaqada ka ceyrisay macallinkeedii Jose Mourinho maanta. Waxaa isa soo…
Read More » -
Champ' League
Kaddib codeyn maanta la sameeyey, UEFA oo kordhinaysa tirada kooxaha ka qeyb galaya Champions League
(Yurub) 19 Abriil 2021. Guddiga fulinta xiriirka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa la soo warinayaa inay u codeeyeen maanta…
Read More »