Shaxda rasmiga Kooxaha Atalanta iyo Juventus ee horyaalka Serie A oo la shaaciyey… (Cristiano Ronaldo oo…)

(Bergamo) 18 Abriil 2021. Shaxda rasmiga Kooxaha Atalanta iyo Juventus ee horyaalka Serie A ayaa la shaaciyey.

Juventus ayaa booqanaysa naadiga Atalanta, waxaana kooxda ka dheesha turin ay doonaysaa inay soo yareyso farqiga dhibcaha ay ka horreeyaa labada kooxood ee ka dhisan Magaalada Milan.

Cristiano Ronaldo ayaa gabi ahaanba seegay kulankan oo aan ka soo muuqan doonin.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka kooxaha Atalanta iyo Juventus ay garoonka ku soo geli doonaan kulanka goordhow baasmi doona:-

Safka hore Atalanta: Gollini; Toloi, Palomino, Djimsiti, Maehle; De Roon, Freuler; Gosens, Pessina, Muriel; Duvan Zapata.

Safka hore Juventus: Szczesny; Cuadrado, De Ligt, Chiellini, Alex Sandro; McKennie, Bentancur, Rabiot, Chiesa; Dybala, Morata.

Keydka Juventus: Buffon, Pinsoglio, Danilo, Bonucci, Demiral, Frabotta, Arthur, Ramsey, Kulusevski, Felix Correia.

Image

Garsooraha ciyaarta: Orsato

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close