Shaxda rasmiga Kooxaha AC Milan vs Genoa ee horyaalka Serie A oo la shaaciyey… (Yaa ku bilowday safka hore?)

(Milan) 18 Abriil 2021. Shaxda rasmiga Kooxaha AC Milan iyo Genoa ee horyaalka Serie A ayaa la shaaciyey.

AC Milan ayaa soo dhoweynaysa naadiga Genoa, waxaana kooxda ku dheesha garoonka San Siro ay doonaysaa inay soo yareyso farqiga dhibcaha ee hoggaamiyeyaasha horyaalka Inter Milan.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka kooxaha AC Milan iyo Genoa ay garoonka ku soo geli doonaan kulanka goordhow baasmi doona:-

Safka hore ee Milan: Kjaer, Calhanoglu, Rebic, Kessie, Tomori, Bennacer, Theo, Donnarumma, Leao, A. Saelemaekers, Kalulu.

Keydka Milan: Tatarusanu, Mandzukic, Meite, Castillejo, Romagnoli, Krunic, Dalot, Gabbia, Brahim, Jens Petter Hauge, Tonali, Leonardo·Maria Moleri.

Safka hore ee Genoa: Masiello, Strootman, Radovanovic, Badelj, Destro, Perin, M. Zajc, Goldaniga, Cassata, Scamacca, Ghiglione.

Keydka Genoa: Behrami, Pandev, Zapata, Pjaca, Biraschi, A. Paleari, J. Onguéné, E. Shomurodov, F.Melegoni, M. Portanova, Czyborra, Rovella.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close