Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Arsenal iyo Fulham ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey… (Lacazette & Martinelli oo ku bilowday safka Gunners)

(London) 18 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Arsenal iyo Fulham ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Arsenal ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Fulham si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Arsenal iyo Fulham kulanka horyaalka Premier League.

Xhaka ayaa weli sii wadi doona inuu ka ciyaaro dadabka bidix, Ryan ayaa shabaqa ku bilowday, halka Martinelli uu ku bilowday labo kulan oo xiriir ah horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

ARSENAL XI:

Image

FULHAM XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close