Day: April 18, 2021
-
England
Tababare Solskjær oo ka hadlay guushii ay Man United ka gaartay Burnley… (Muxuuse ka yiri Greenwood?)
(Manchester) 18 Abriil 2021. Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa ka warbixiyay guushii ay kooxdiisa ka gaartay naadiga…
Read More » -
England
Manchester United oo garoonkeeda Old Trafford guul xasilooni leh kaga gaartay kooxda Burnley… +SAWIRRO
(Manchester) 18 Abriil 2021. Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford guul xasilooni leh kaga gaartay kooxda Burnley, kaddib markii ay kaga…
Read More » -
Italy
Atalanta oo garoonkeeda Gewiss guul kaga gaartay kooxda Juventus… +SAWIRRO
(Atalanta) 18 Abriil 2021. Atalanta ayaa garoonkeeda Gewiss guul kaga gaartay kooxda Juventus, kaddib markii ay kaga adkaatay 1-0, ciyaar qeyb…
Read More » -
England
Nketiah oo waqtigii dhimashada guuldarro ka badbaadiyay Arsenal kaddib markii ay bar-bardhac la galeen kooxda Fulham…+SAWIRRO
(London) 18 Abriil 2021. Laacibka da’ada yar ee Nketiah oo waqtigii dhimashada guuldarro ka badbaadiyay Arsenal kaddib markii ay bar-bardhac 1-1…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man United iyo Burnley ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Manchester) 18 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester United iyo Burnley ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga Kooxaha Atalanta iyo Juventus ee horyaalka Serie A oo la shaaciyey… (Cristiano Ronaldo oo…)
(Bergamo) 18 Abriil 2021. Shaxda rasmiga Kooxaha Atalanta iyo Juventus ee horyaalka Serie A ayaa la shaaciyey. Juventus ayaa booqanaysa…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Arsenal iyo Fulham ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey… (Lacazette & Martinelli oo ku bilowday safka Gunners)
(London) 18 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Arsenal iyo Fulham ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda…
Read More » -
Horyaallada
Kaddib maqnaanshaha Valverde ee Kulanka Getafe, Real Madrid oo haysata kaliya 11 ciyaaryahan oo kooxda koowaad ah marka laga reebo Goolhayeyaasha!
(Madrid) 18 Abriil 2021. Fede Valverde ayaa ka maqnaan doona Real Madrid kulanka caawa ee Getafe, taasoo ka dhigan in…
Read More » -
Spain
Muxuu Lionel Messi kaga dhignaa Final-kii xalay ee Copa del Rey?… (Ka bogo rikoorka uu jabiyey & Tirada Koobabka uu ku guuleystay)
(Seville) 18 Abriil 2021. Kulankii xalay oo Sabti ahaa ee Final-ka Copa del Rey ayaa mid gaar ah u ahaa…
Read More » -
Spain
RASMI: Xiddig muhiim ah oo ka tirsan kooxda Real Madrid oo seegi doona kulanka caawa ee Getafe kaddib markii…
(Madrid) 18 Abriil 2021. Ciyaaryahan muhiim ah oo ka tirsan kooxda Real Madrid ayaa la xaqiijiyey goordhow inuu seegi doono…
Read More »