Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Slavia Prague iyo Arsenal ee tartanka Europa League oo la shaaciyey

(Yurub) 15 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Slavia Prague iyo Arsenal wareega Siddeed dhamaadka UEFA Europa League ayaa la shaaciyey

Kooxda Slavia Prague ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Arsenal si ay u wada ciyaaraan kulanka wareega Siddeeda ee tartanka UEFA Europa League

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Slavia Prague iyo Arsenal kulanka wareega Siddeeda ee tartanka UEFA Europa League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Slavia Prague XI:

Image

Arsenal XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close