Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man United iyo Granada ee tartanka Europa League oo la shaaciyey

Manchester) 15 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester United iyo Granada wareega Siddeed dhamaadka UEFA Europa League ayaa la shaaciyey

Kooxda Manchester United ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Granada si ay u wada ciyaaraan kulanka wareega Siddeeda ee tartanka UEFA Europa League

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester United iyo Granada kulanka wareega Siddeeda ee tartanka UEFA Europa League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Man United XI:

Granada XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close